Taliye Ciidan Itoobiyaan Ah Oo Toogasho Lagu Dilay

Taliyihii ciidamada booliska magaalada Burayu ee gobolka Oromada Solomon Tadesse, ayaa toogasho lagu dilay, xilli uu ka casheynayay meel aan sidaas uga fogeyn magaalada.

Sidoo kale, waxaa toogashada lagu dhaawacay taliyihii ciidamadii gaarka ah ee gobolka Oromada Tesfaye Dinku – sidaas waxaa ku warrantay laanta afka Amxaariga ee idaacadda BBC.

Toogashadan ayaa imanaysa, xilli dhawaan hay’adaha xuquuqda aadamuhu ay Booliska Gobolka Oromada ku eedeeyeen in Garoon kubadda cagta lagu ciyaaro ay dad gaadhaya 30 ruux isugu keeneen kaddibna ay garaaceen.

 

Image may contain: 1 person, suit

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker