OPEN LETTER TO FARMAAJO AND MUSE BIIXI. UNIVERSAL APPEAL.

Somalida reer woqooyi  waxay ku maahmaahaan OODO-DHACAMEED SIDAY U KALA SARREEYAAN BAA LOO KALA GURAA – SOMALIDA REER KOONFUREEDNA ISLA MAAHMAAHDAN  WAXAY YIDHAAHDAAN KA DIB MARKII KELMADAA QAARKOOD KU ADKAADEEN  ‘ CANJEERO SIDAY U KALA SARRAYSAA LOO  KALA GURAA ‘.

waa isla xigmaddii uun waar Farmaajooy  bal ha inoo  dambeeya kiisaska qaar iyo dilal kii qorshaysnaa, dagaaladii dadkii  Burco iyo  Hargeysa, Berbera, iyo Gebileyba lagu Ururiyey la laayey iyo Dayaaradii Hargeysa ka kacayey ee Hargeysana rishaynaayey waxaa soo dhami  ha inoo  dambeeyaan iyo jihaadĹllkii SNM ee bal maanta  Waadigan waxbaan qiranayaa markii  u horaysay la yimiye bal liiska hoos ku qoran ee aad goobjoogga Mogadisho ku ahayd ee guryaha dadka lagu garaacayey ee lagala baxayey ka dib markii shir uu Mohamed  Siyaad Barre iyo ina Dafle iyo hogaaminayeen uu Madaxtooyada ka dhacay ee la yidhi Isaaqu si uu Mogadisho uga qaxo oo qaxo  aynu habeen ka noocaas Guryaha dadka ka gurno  oo raasaas ku gumaadno oo ay Xukuumaddii Calankan aad sidato SIDATAY dadkan hoos  ku qoran ay gumaadday xeebta Algaziira bal Apology ka bixi iyo Magtii oo aa qoysaskoodii siisaan.  Waxa kale ha dambeeyaan.
Liiska anigu ma qorin ee inaadeerkaa weliba isku jifo hoose  tihiin oo Mareexaan ah ayaa  qoray waqtigii 1989kii ahaa oo Cabdilqaadir Shire Farah waa ninkii soo saari jiray Wargeysgii caanka ahaa ee Ogaal.
Liiskii dadkii xeebta Algasiira lagu gummaaday Habeenqudha:
1- Ibrahim Hassan Geelle (HY) US-OMC-SOMALIA.
2- IBRAHIM H.CABDILLAHI DERIE (HY) BUSINESSMAN.
3- MOHAMED ISMAIL MOHAMED (HY) BUSINESSMAN.
4- YUSSUF MOHAMED HANDULE (HY) US AID.
5- SACEED MOHAMED MUUMIN (C.G) ASS. PROF. LAFOOLE S.N.U.
6- MUSE CABDI GAAS (C.G) BUSINESSMAN
7 – Hussein Ali Aden (HJ) BUSINESSMAN.
8- Saceed Nuur Muse (HJ) BUSINESSMAN.
9- Cabdoraxman Mohamed Biixi (HJ) BUSINESSMAN.
10 – Cabdiwahaab Farah Ahmed (HY) Student.
11- Cabdifataax Ahmed Jiir (HJ) student.
12- Mataan Cabdi Habashi (Arab) student.
13- Mohamed Maxamud Cabdi (HA) BUSINESSMAN.
14- Ali Mohamed Cabdi (HA) Student.
15. HASSAN AW NUUR BAARUUD (HY) BUSINESSMAN.
16. CABDI MOHAMED CABDI (HA) TECHNICIAN.
17. AHMED YASSIN OMER JAMA (HA) BUSINESSMAN.
18. MOHAMED ABDI HASSAN (HA) BUSINESSMAN.
19. IBRAHIM HASSAN EGGE (HA) TECHNICIAN.
20. CABDI Muxumed Daud (HA) BUSINESSMAN.
21. Hassan Cabdi Muxumed (ARAB) BUSINESSMAN.
22. ALI MOHAMED DERIE (HJ) CIVIL SERVICE.
23. JAMA MOHAMED CABDI (HA) TRADER
24. CABDI OSMAN DUBAD (HY) TRADER.
25. HUSSEIN OMER HUSSEIN ( C. G) TRADER.
26. MOHAMED MUSE MOHAMED (HY) TRADER.
27. Ahmed Hassan Elmi ( well known sportsman (HA) DHEEREEYE  IN HARGEISA EVERY BODY KNOWS.
28. Muxumed Cabdilahi warsame (MADIGAAN) TRADER.
29. Mohamed-Bashe Cabdilahi Heebaan (HA) TRADER
30. Cabdirahman Ahmed  Dhimbiil (HA) CIVIL SERVANT
31. HUSSEIN MUHAMMAD FARAH (HA) CIVIL SERVANT.
32. MOXAMUD BACADLE (HY) CIVIL SERVANT.
33. JAMA ADEN (BAROSIN) (HJ) CIVIL SERVANT.
34. Cabdirahman Mohamed Osman (Beledi)  (HA) TRADER.
35. WARSAME DUGSIYE RAYGAL (G.B) TRADER.
36. Barre Osman Cabdi (C.G) TRADER.
37. Cabdirizaaq Aideed Mohamed  (HA) STUDENT.
38. HUSSEIN OSMAN JAMA (HA) STUDENT.
39. KHADAR MOHAMED AHMED (HA) STUDENT.
40. BIIXI IBRAHIM  AHMED (HA) STUDENT.
41. HASSAN NUUR HIRSI (HA) student
42. A broker MOHAMED YUSUF (HA) TRADER.
43. HASSAN GUURE CABDI  (HA) TRADER.
44. KHADAR NUUR JAMA (TRADER).
45. AHMED YUSSUF IBRAHIM (HA) TRADER.
46. MOHAMED OSMAN JAMA (HA) TRADER.
47. FARAH ISMAIL AWALE (HY) STUDENT.
48. YUSUF CABDILAHI ROBLE (C.G) TRADER.
49. DAYIB CABDI BORALE (HY)TRADER.
50. DAHIR MOHAMED JAMA ( HY) TRADER.
51. ALI AW MUXUMED MOHAMED  BURALE (C.G) TRADER.
52. FUAAD CABDILLAHI IBRAHIM  ( ARAB).
53. DAAUUD SH. IBRAHIM (HY)
54. HUSSEIN KHAYRE CABDI (HJ)
55. RASHID MOHAMED OSMAN (HA).
56. CABDI BARRE OSMAN (C.G) GRADUATE.
DADKAN CALANKA AAD SOO SIDDAAN KU HOOS DISHEEN  DADKII DHALAY KUWAY DHALEEN SOMALILAND  BAY JOOGAAN SIDAAD FARMAAJO ADOO CALANKII SITA UGU Imanaysa aqoon Apology iyo magtii u sidin qoysaskoodii.
Marka ay SOMALIA iyo SOMALILAND  is hor fadhiistaan waa dhacdoda ugu mudan in wada hadalka laga bilaabo lana sameeyo.
Muse Biixi na waxaan odhan lahaa dacwad inoo hagaagaysaa ma jirto inta geesiyada reer SOMALILAND  ee COLDOON BILAA CADDAALAD MANDHEERA UGUJIRO EE ISKA SII DAA CIDDII AAN WAX MACNO LEH U HIDHNAYN.
M BASHE

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker