Hambalyo Furashada Xisbiyo Cosob Qore Mukhtar Cilmi

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.

Maqaalkaygan caawa aan soo bandhigay waa hambalyo u dirayo madaxweyne muuse biixi cabdi oo runti shalay iftimiyey waxyaabo fara badan. waxaana runti u bogay furashada ururo cosob oo runti loo bahna muddo dheer, waayo maanta xiabiyadda jira waddani iyo ucid khilaaf mooyaane wax ay u soo kordhiyeen majirto saaxadda siyaasiyeeded muddoyinkii danbe oo waxay gaben shaqadii xisbinimo , sidaa darteed waxaan soo dhawenaya go’aankii madaxweynaha furashadda xisbiyo cosob ku soo biiri doona saaxadda somaliland.waxaanay u furaysa talaabadane siyaasiyiin han leh oo runtii somaliland ka faa’idaysan karto. Waxaana ka mid ah :

Muj axmed mire

Pro. Cali khaliif galaydh

Pro. Axmed ismaaciil samatar

Dr.maxamed cabdi gaboose

Siyaasi maxamed ibrahim qabo

Siyaasi cali warancade

Siyaasi jamaal cali xuseen…..

Qore mukhtar cilmi

Mukhtarcilmi@hotmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker