Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Beeniyay In Isaga Iyo Wasiir Cali koor uu Dagaal Gacan Ka Hadal Ahi Dhexmaray

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Soomaliland Oo Hadda Beeniyay In Isaga Iyo Wasiirka Wasaaradaas Dagaal Gacan Ka Hadal
Ahi Dhexmaray  Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigalinta  Soomaliland Mukhtar Mohamed Cali Oo Warbaahinta La Hadlay Maanta .

 

Ayaa  gabi Ahaanba Meesha ka Saaray Been Abuurna ku Tilmaamay In Isaga iyo  Wasiirka Wasaarada warfaafinta Saleeban Cali Koore Dagaal Gacan Ka Hadal  Ahi Dhexmaray Agaasimaha Ayaa Hadaladiisi Kamid ahaayeen””

 

Waa Been Cad Oo Sal Iyo Raad Toona Aan Lahayn Warka social Mediaha Gallay Ee La Leeyahay Wasiirka Iyo Agaasimaha Ayaa Is Dagaalay ‘ Dagaal
Iska Daaye Xataa Afxumo Wasiirka nama Dhexmarin  Shaqadu Kollay Hadal Waa Yeelanaysa Oo Meel Aan Shaqo Jirin Baa Bilaa
Hadalla Si Xun Wax U Sheeg Sixir Ka Darran Ayuu Yidhi Agaasime Mukhtaar
Maxamuud Cali .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker