Madxawaynaha Somaliland waan ku Bogaadinayaa inuu ku dhawaaqoFuritaan ka Ururadda Siyaasadda

Madxawaynaha Somaliland waan ku Bogaadinayaa inuu ku dhawaaqoFuritaan ka Ururadda Siyaasadda Wakhtigooddana kasoo horumariyo. W/Q. Mubaarik Fooje

Ma  rabo inaan Faallo dheer iyo  Falaanqayn ka Sameeyo khudbad Sanadeed kii uu Maanta jeediyay Madxawaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi balse waxaan rabaa inaan Madxwaynaha ku Bogaadiyo labba Qodo
Labada Qodob oo ah
1 Furitaan ka Ururdda Siyaasadda Oo Shacbiga Somaliland iyo Dhalinyardduba ku Farxi doonaan taaso ah waa cusub iyo Rejo kale oo curan doonta waxaan aan madxwaynaha ku Bogaadinyaa inuu ka dhawaajiyo inay muhiim tahay in wakhtigooda lagso horumariyo.
2 Aqbalaadda Raaligalintii uu Sameeyay Madxwaynaha Dawaldda Fadaraalka Somaaliya Farmaajo oo Madxwayne Muuse sheegay inuu Aqbalay  taaso ah Talaabo Siyaasadeed oo mudnaanteeda leh  .
Mubaarik  keyse  Fooje
Doha Qatar .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker