Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daawo: Siyaasi Cabdirahmaan Cadami Si wayn U sharaxay Kulankii Dhex Maray Madaxweyneyaasha Somaliland Iyo Somaliya

Daawo: Siyaasi Cabdirahmaan Cadami Si wayn U sharaxay Kulankii Dhex Maray Madaxweyneyaasha Soomaaliland Iyo Soomaaliya. mr Cabdirahmaan cadami ayaa sheegay inay Somaliland Faaido wayn ka heshay Isla markaana ay labada Madaxwayne ku Kulmeen si siman.

HADABA WARKAAS SIYAASI CABDIRAHMAAN HALKAN HOOSE KA DAAWO: