Dhegayso: Siday U arkaan labada Shacab Kulankii dhexmaray Madaxwaynayaasha Somaliland iyo Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Doraad  ku kulmay magaalada Addis Ababa Ee Dalka Ethiopia.

Faahfaahin lagama bixin Dulucda kulanka labada Hoggaamiye hase yeeshee waxa muuqata in dadka badankiisu ay soo dhoweynayaan Wadahadallo dhexmara labada Dawladood

 

HADABA AFTI LA WAYDIIYAY LABADA SHACAB IYO SIDAY U ARKAAN KULANKA LABADOODA HOGAAMIYE HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker