Sheeko Maad iyo Xigmad Ka Kooban

badanaa dumarkuna way masayr badan yihiin marka lawada qabo oo waxay aaminsantahay in iyada mooye ta kale uu jecelyahay.

daumarkii ayaa iyagoo wadda jir ah maalintii danbe ninkii u yeedahy waxaanay weydiiyeen hal suaal oo qudha oo ahayd,

xaaskee ayaad noogu jeceshahay?

Ninkii ka masuulka ahaa afarta dumara ahaana nin xigamaawi ah ayaa uyeedhay xaasaskiisii markaasuu ku yidhi ma doonaysaan inaad ogaataan taan idiinku jecelahay, markaasay dumarkii yidhaahdeen mar qudhaata haa haa haa haa  dabadeedna ninkii waxa uu ugu jawaabay dhamaantiin indhaha wada xidha tii aan taabto korkeeda ayaan idiinku jecelahay xaaska aan taabtaana uma sheegi karto ta kale dabadeetana way isku raaceen, kadibna dhamaantood wuu wada taabatay xaaskastaana waxay moodaysay inuu iyada u jecelyhay.

Imika sidaa si la mid ah ethopia waxay soomaalida ka dhexwaddo wali cidna ma oga lakiin waxaanu rajjaynaynaa inay wax waliba caadi noqdaan oo ay naga dayso dhabar taabashada .

wabilaahi tawfiiq

 

 

Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker