Akhriso: Dowlada Soomaaliya Oo Eedeymo Culus U Jeedisay Dowlada Kenya.(Akhriso)

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku Eedeesay Dowlada Kenya Inay Faro-galin  Siyaasadeed iyo mid amni -ba  ku heyso Soomaaliya, waxaa kaloo ay  Dowlada Federaalka Somalia Intaa Raacisay In Dawlada Kenya ay Aalaaba Qaado Tallaabooyin Wiiqaya Xidhiidhka ka Dhexeeya Labada Dawladood .

 

War Saxaafaeeedka kasoo baxay Dowlada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Xeerarka Caalamiga ah kasoo horjeedaan in dowlada Kenya ciidankeeda qeybta ka ah AMISOM aysan u Adeegsan  Khal khal Galinta Amniga iyo faragalin siyaasadeed.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka:

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker