Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska khuseeya midnimo

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska khuseeya midnimo ayaa guul iyo horumar lagu gaadha muranka meel laguma gaadho middi middi ku taag waa waxa afrikaanka dib u dhigay ee aduunka ka reebay .

shacabka Somaliland waxay u baahanyihiin hoggamiye isku kalsoon oo aan ka baqan cidda ku xeeran lana tashada

Talo soo jeedin

  1. In muranka la joojiyo
  2. Gudddida dorashooyinka khilaafka dhaliyey lana soo afjaro oo lana raaco tadaladii odayaashi isxilqaamay dantoodii ku seegay sidii dalkooda khilaafka isdabajoogga ah uga saari lahaayeen.
  3. Bulshada reer Somalilad gacmaha isqabsada yaan laydin kala qaybin durduro geelba ku jaba danyarta laysku dul haysto maruunbay daalka ka bixi doonaan

Ha ku dooran waxbuu kuu dhicin karaa ku dooro dad la socodkiisa

Mahad oo dhan Allah iska leh nafeennu gacantiisa ku jiraan ee marka oo doono innaga qaadi kara

Deeq Cabdi Digale khayr

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker