TACSI KA TIMID AG EE BAANKA DHEXE JSL AXMED XASAN CARWO GEERIDA CABDILAAHI XASAN SHIIL

Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe ee JSL Mudane Axmed Xasan Carwo isagoo ka Wakiil ah Baanka Maamule iyo Shaqaalaba, waxuu tacsi u dirayaa qoyskii,ehelkii,xigto, xigaal, qaraabo iyo asxaabtii marxuun Cabdilaahi Xasan Shiil oo maanta ku geeriyooday Hargeysa. Waxu marxuum Cabdilaahi ka mid ahaa shaqaalaha Baanka, laanta Berbera.
AG waxuu Alle marxuumka uga baryayaa inuu Alle qabriga u nuuro, u waasiciyo ugana dhigo beer ka mid ah kuwa fardawsta sare, iyo inuu qoys, ehel, asxaab, qaraabo iyo shaqaale weynaha Baanka ina waafajiyo samir iyo duco. Aamiin

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker