MASHRUUCA DARIIQA LAWYACADO VIA BORAMA JIGJIGA EE BANGIGA HORUMARINTA AFRICA

waxa la naawiliyey bilawga dariga bangiga horuminta Africa ugu deeqay lawyacado ilaa borama kaas oo daraasadiisa
la dhameeyey waxa hadaba is weydiin mudan waxa aamusiiyey ASARDA iyo laamihii hawshaa ku lug lahaa
tii oo hore loogu dhawaaqay in daraasadii soo geba gebawday, waxa  war noogu dambeeyey  tii oo la yidhi
si dhakhso ah ayaa loo bilaabayaa waa DEEQ MUHIIM AH . KAALMO AH . BULSHADA GAADIIDLAYDA OO DHAN
U ADEEGAYA, WAA FURSAD BULSHADA IN LOOGA FAAIIDEEYO AH; HAWLAHA GUUD, ASARDA, SIYAASI ,  GANACSATO
INDHEER GARAD CULIMO IYO INTA CAQLIGA FIICAN U EHELKA AH WAXAN LEEHAY HA DAYICINA FURSADAA DAHABIGA AH
U KACA OO HIR GELIYA.
GUUL IYO DARIIQOO LA GUNAANADO.
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker