Dibad Baxyo Gacan Ka Hadal Isku Badalay Oo Ka Socda Magaalada Bayrut ee Dalka Lubnaan

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Bayruut ee caasimada dalka Lubnaan waxaa sii xoogaysanaya dibad-baxyo shacabka dalkaasi ay ku doonayaan isbadalo siyaasadeed iyo kuwo dhaqaale.

Ciidamada ammaanka oo isku dayaya inay kala eryaan dibadbaxayaasha ayaa adeegsanaya sunta dadka ka ilmaysiisa iyo biiyo kulul.

Inta la Xaqiijiyey TobanĀ  iyo labbo ruux ayaa dhaawacyo culus ay ka soo gaadheen faageereyaasha isu soo baxyada ay ka socdaan. dowladda ayaa lagu Eedaynayaa inay Awood u adeegsaneyso shacabka.

Afhayeen u hadlay dowladda ayaa sheegay in Internet-ka iyo korontada dalka oo dhan la jari doono, hadii shacabka aysan dib ugu laaban guryahooda.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker