Daawo: Falan-qaynta Ciyaaraha Kulankii, Liverpool iyo Manchester United

Xavi Hernandez ayaa Toddobaadkan isku qoray buugga taariikhda kubadda cagta waddanka Qata, kaddib markii uu kooxdiisa Al Sadd u horseeday koobkii ugu horreeyey xili ciyaareedkan.

 

Xavi oo toddobaadkii hore iska diiday inuu noqdo tababaraha Barcelona oo ay kooxda reer Catalonia maamulkeedu ugu tageen magaalada Doha, waxa uu shaqada kooxdiisa  hore tilmaamay inay u timid waqti hore oo aanu u diyaarsanayn, waxaana uu maalmo kaddib kaga jawaabay inuu samaysto taariikh aanay cidina uga horreynin oo lagaga xasuusnaan doono waddanka Qatar.

FALANQAYNTAAS OO DHAMAYSTIRAN EE HALKAN HOOSE KA DAAWO:l

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker