Dhegayso: Somaliland oo Iska Difaacday eedeyn Uga Timi Ha,adda Human Righrs Watch

 

Somaliland ayaa jawaab ka bixisay Warbixin ay soo saartay Hay’adda Human Rights Watch oo ay  ku Eedeysay Xadgudubyo dhanka Xuquuqda Aadanaha ah.

Somaliland ayaa Tilmaantay in eedeyntaasi ay usoo jeedisay Hay’ada Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ay tahay mid dhinac Qudha U Xaglinays  oo aan dheeli tirnayn.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker