Magaaladani waa Kigali, caasimada dalka Rwanda. 1994 waxaa ka dhacay dagaal sokeeye oo ilaa 800,000 qof lagu dilay. Waxaa islaayey, Hutu iyo Tutsiga.

Magaaladani waa Kigali, caasimada dalka Rwanda. 1994 waxaa ka dhacay dagaal sokeeye
oo ilaa 800,000 qof lagu dilay. Waxaa islaayey, Hutu iyo Tutsiga.

Maanta waa dembi xadhig ah inaad sheegatid labaddaa bulsho. Dadka ku nool Rwanda waa Rwandan. Wax kale ma jiraan.

Dalka deriska ay yihiin, Burundi, waxaa ku nool labadda bulsho ee kala ah, Hutu iyo Tutsi. Burundi weli waa la is haystaa oo waxaa laga baqayaa inoo ka bilaabmo dagaal sokeeye.

Horumarka dalka Rwanda waa mid ay Somaliland hiigsan karto.

Burundi askarteedu waa kuwa AMISON ku jira ee ka lacagaystay Somaaliya.

Faraqa u dhaxeeya Rwanda iyo Burundi. Waa la mid ka u dhaxeeya, Somaliland iyo Somaaliya.

Cali Maxamed Abokor
ruraledcomm@yahoo.co.uk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker