Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Magacaabis Sameeyay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Fillish) ayaa Guddoomiye Waaxeedyo cusub u magacaabay deegaanka Garasbaaley, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa.

Guddoomiye Waaxeedyada cusub ee la magacaabay ayaa waxa ay kala yihiin Maxamuud Sahal Faarax Guddoomiyaha Waaxda Shumac, C/laahi Maxamuud Hilowle Guddoomiyaha Waaxda Tabeellaha Sh. Ibraahim, Maxamed Axmed Weydow Guddoomiyaha Waaxda Weydow, Salaad Abuukar Cumar Guddoomiyaha Waaxda Geeddi Firdhiye, Cabdi Xayle Foodey Guddoomiyaha Waaxda Baariyow iyo Shukri Ibraahim Ismaaciil Guddoomiyaha Waaxda Foorilow.

 

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker