Daawo :- Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Madaxweynaha Somaliland Gacan Ka Hadal Dhex Maray,

Faysal Cali Waraabe guddoomiyaha xisbiga UCID, ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu hooyadii caayay caagadna uu ku tuuray, dhawaan xilli ay madaxtooyada joogeen.

Wareysi uu BBC siiyay maanta ayuu Faysal ku yidhi: “Waan qarinayay ee madaxweynuhu wuu ila dagaallamay hooyadayna wuu caayay, dhalo uu gacanta ku hayayna wuu igu soo tuuray anigoo xafiiskiisa jooga.. Waxaan ku idhi iska daa Ramaax waa xoghayahaygii arrimaha gudaha e’ isna wuxuu i yidhi waa seeddigay”

Halkan Hoose Ka Daawo 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker