Ma sidan ayaa u dambeysay TV, Qaranka Somaliland in hantidiis sidan loo isticamaalo.

Sida aad ka warqabtaan waxay dawladkasta ay leedahay hay,ado dawli ah oo midkastaba ay qabato shaqo loo xilsaaray oo ay bulshadeeda ugu adeegto  tusaale ahaan wasaaraddaha,waxbarshadda.caafimaadka warfaafinta,maaliyadda.gaashaandhiga, cadaalada iwm.
haddaba aan hoos u soo daadego  waxaan arkay maqaal  laga soo duubay nin la yidhaahdo  Cali Duul Duul markii uu hadlaayey waxaa hortiisa yaalay mkaroofkii  Tv qaranka ee Somaliland .haddii loo adeegsan lahaa hantidiaasi dawlada  xagga wanaagsan way fiicanaan lahay laakiin ninkaasi  wuxuu ku hadlaayey wax ummadda kala fogeynaya ee naxlli ah . waxaa u arkaa inay tahay gaf laga galay ummadda somalilan in lacagtii cashuurtooda lagu ceytamo, waxaan u soo jeedinayaa  wasiirka wasaaradda iyo warfaafinta in talaabo laga qaado ninkii warka ka duubaayey ninka la yidhaado cali duul duul, waxaana laga sii daayey webb Burcoonline  maanta oo ah maalin  sabtiya 2020/01/11.
Lama aqbali karo in hantida ummadda si qaldan loo isticmaalo. waxaan  u soo jeedinayaa dhamaan wasiiradda wasaaraddaha  iyo hay.adha dawladd inay dabogal  aad ku sameysaan shaqaalaha sida qaldan u adeegsadda hantida dadweynaha .
Bal sawirkan ila eega
Ahmedbudul@hotmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker