Daawo: Falan-qaynta Ciyaaraha iyo Xiisaha Maanta Real madrid vs Atletico

Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa Xalay fiidkii  isku haleelaya Waddanka Saudi Arabia oo ay ku dagaallami doonaan finalka Spanish Super oo qaab cusub oo loo sameeyey uu fursad  u siiyey inay iyagu iskugu yimaaddaan, halka labadii kooxood ee haddii sidii hore loo ciyaari lahaa xaqa u yeelan lahaa inay finalka wada ciyaaraan ee Barcelona iyo Valencia ay semi-finalkii kusoo hadheen.

 

Kooxda Zidane waxay 3-1 kusoo jiidheen Valencia, halka Atletico ay ciyaar la isku raftay 3-2 kaga soo adkaatay Barcelona.

Kulankan oo dagaalkii gudaha waddanka Spain, gaar ahaan magaalada Madrid usoo guuriyey magaalada jeddah ee waddanka Saudi Arabia, waa mid ka fog laba kooxood oo iska hor yimid, hase yeeshee waxa lagu tilmaamay laba maskaxood oo loollamaya iyo taatikooyin caqli hagayo oo ay soo dhigayaan Zinedine Zidane iyo Diego Simeone.

 

 

FALANQAYNTAAS OO DHAMAYSTIRAN HALKAN HOOSE KA DAAWO

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker