MIIDDA MAAHMAAHDA QAYBTA 9aad Ee Maanta Iyo Qoraa Keyse-iftiin

QAYBTA 9: MIIDDA MAAHMAAHDA:
Qore: Keyse-iftiin

 

MICNAYNTA HALXIDHAALIHII QAYBTII HORE:

ERAYGA “GAL” waxa jawaabo sax ah soo bixiyay SAYID CALI WACAYS.

 

Jawaabta erayga Gal waa:

1. Ficil ah:gal guriga
2. Meel biyo fadhiyaan sida gal biyo ah.

Micnaha kale:
1. Galka waraaqda lagu rido ama galka toorayda iwm ah.

 

MAAHMAAHDA MAANTA

1. Abaal raaga rag baa leg abaal degdegana duunyo.
2. Abaar aaran baa ka danberya.

 

HAl-XIDHAALAHA MAANTA

Waxaad sheegtaa inta micne ee erayga “SOOR”. leeyahay.

 

 

Ku soo hagaaji jawaabta:
Maale22000@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker