Dilalka Soomaalida oo kusoo badanaya Magaalada Ohio ee Dalka Maraykanka

Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka waxaa toddobaadyadii tagey kusii kordhayey dilalka loo gaysto dhallinyarada Soomaalida ah. Dilalkan waxaa qaarkood gaysta Soomaali kale.

 

Bishan gudaheed, laba wiil oo Soomaali ah ayaa lagu dilay gobolka, waxaana booliska ay sheegeen inay u qabteen nin Soomaali ah oo la tuhunsan yahay inuu ka dambeeyey.

Dhinaca kale, Tirakoobka shacabka Mareykanka ee anadka soo socda ayaa waxaa lagu soo darey Soomaalida.

Arrimahaas ayuu hadaba wariyaheena Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ka wareystey Hassan Omar oo ah gudoomiyaha Jaalida Soomaalida ee gobolka Ohio.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker