MIIDDA MAAHMAAHDA QAYBTA 5aad Ee Maanta Iyo Qoraa Keyse-iftiin

 

MICNAYNTA HALXIDHAALIHII QAYBTII HORE:

ERAYGA “TABBAAS” ee ku jiray qaybtii hore waxa la micne ah:
1. Xuuraan.
2. Maraanmar.
3. Dhuudhaas.

 

Ma jirto cid jawaab saxa inoo soo dirtay.

 

MAAHMAAHDA MAANTA

1. Aar duqoobay eydaa ka maadsata.
2. Aar qoyay dacawaa la moodaa.

 

HAl-XIDHAALAHA MAANTA

Waxaad sheegtaa inta micne ee erayga ” hooyo,” leeyahay.

 

Ku soo hagaaji jawaabta:
Maale22000@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker