MIIDDA MAAHMAAHDA QAYBTA 5aad Ee Maanta Iyo Qore Keyse-iftiin

QAYBTA 5: MIIDDA MAAHMAAHDA:
Qore: Keyse-iftiin

 

MICNAYNTA HALXIDHAALIHII QAYBTII 4AAD:

ERAYGII “GAN” WAA:
1. Cufka shay leeyahay ama sida ganka marada.
2. Ganis/ rid leebka ama xabbadda.
3. Caarada hore ee shay leeyahay, sida “gantada ii qabo” oo ah afka hore ii qabo.

 

Waxa jawaabo sax ah soo diray:
1. Maxamed Muuse
2. Maxamed Aadam
3. Ibraahim maxamed

 

MAAHMAAHDA MAANTA

1. Aan wada hadalno waa aan heshiinno.
2. Aan wax qalanno midiyaana aan qarsanno la iskuma helo.

 

HAl-XIDHAALAHA MAANTA

Waxaad sheegtaa inta eray ee la micne ah erayga “TABBAAS.”

 

 

Ku soo hagaaji jawaabta:
Maale22000@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker