Dhagayso: Dawlada Kenya oo Samaynaysa Qaab Hogaamineed Cusub oo ay Heshiis ku yihiin Dawlada iyo Mucaaridku

Dalka Kenya waxa ka socda Dood la Xidhiidha  Hindise la doonayo in is-beddel lagu  sameeyo qaabkii Hogaamineed iyo doorasho ee dalka markii hore ka jirtay.

 

Hindi-sahani oo Loo soo gaabiyay BBI ayaa ah Hindise la doonayo in la isugu soo dhaweeyo shacabka Kenyan-ka ah oo dhibaatooyin gacan ka hadal ah ka dhex dhasha xiliga doorashada, waxaana hindi-sahan la fulinayaa iyadoo ay Heshiis ku yihiin Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Hogaamiyihii Mucaaradka Radila Odinga.

 

Qorshahan ayaa sidoo kale abuuraya jagada ra’iisul wasaaraha, oo madaxweynaha uu soo magacaabayo islamarkaana Golaha Qaranka ay ansixinayaan.

 

WARBIXINTAAS OO FAAHFAAHSAN HALKAN HOOSE KA DAAWO:

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker