GOOGAA? CIGALLE! BY MAXAMUUD IBRAHIM (XAAJI)

Googaa: Kaa xoog badni, kaa xoolo badni xukunkuna gacantayda?
Cigalle: Waa Muuse Biixi.

Googaa: Haddaan ehel waayey miyaan Amxaaro waayey?
Cigalle: Waa Farmaajo

Googaa: Markii la kurboodo Kenya adeegso?
Cigalle: Waa Axmed Madoobe

Googaa: Markii la is cidhiidhyo xaggiyo Carabtayda?
Cigalle: Waa Deni.

Googaa: Dadkaygu yeelkoode dantaydaan raacan?
Cigalle waa Lafta-Gareen

Googaa: Markii lay go’doonsho anaa goofkaan leh?
Cigalle: Sheekh Shariif

Googaa: Madaxweynanimadayda muraadkaygaan ku qunsadaa?
Cigalle: Waa Waarre.

Googaa: Markay isku dhabaqdo dhallinyarada ku eero?
Cigalle: Waa Khayre

Googaa: Cidina ima aragto, haddana cududayda, anaa carrigoo dhan, ciyaarta u qaybsha, cumaamadna saara, ninkaan calman doono?
Cigalle: Waa Fahad.

image.png

Mohamoud Ibrahim (Xaaji).

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker