Waxa la yidhi markii horaba. Keene iyo kordhiye.

Waxa la yidhi markii horaba.

Keene iyo kordhiye.

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxaad iiga warantaa

Munaafaqada intaa leeg ee ay yaqaanaan saaxliyiintu

Waar yaahe gacan baan utaagay .

Marka hore sida ay waddaniyiin u yihiin iyo aakhirka sida ay

Ahaayeen bal saaxiib ii waran.

Kordhiye. Saaxiib haddaad ujeedo inanatii waxa layidhi

Markii horaba sidaasaa loo soo diray iska oo hintii iyo qiiradii

Iyo waddani nimadii quruxda badnayd intuba ka kac bay ahayd

Oo waxay ahayd sirdoon gees kale.

Keene. Saaxiib inantan oo qudha maaha qaar badan oo rag iyo

Hablaba leh labada geesoodba

Kordhiye. Saaxiib waxaan ku sii qoslay markan ay riwaayadda

Metalayaan sida aftahamada ah ee wanaagsan ee dadkoo dhmmi

Ku jeclaana yo dabeed maxay ku danbaynayaan hoo ruug

Anigu cid danbe oo aan aamina yaa majirto.

Hadda cid maynaan maagin wax jira oo aan wacnayn

Ayuun baynu sheegnay.

 

Guuleed liibaan snm1710@livecom.uk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker