Farriin Ku Socota Dhammaan Jaaliyadda UK Ee Beesha Ciise….W/Q:- Khaalid Jaamac

Waxaan Dhammaanba jaaliyada reer Uk gaar ahaa beesha Ciise muuse La socodsiinayaa Wadatashi iyo kulamo kala duwan oo mudooyinkii u danbeeyey noo socoday aanu isla qaadanay hormuudka beesha inaan noqdo gudoomiyaha jaaliyada beesha ciise muuse ee dalka uk
Waxaan halkan ka cadaynayaa in aniga oo ah Khalid Jama aan laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 27.11.2019 Lay doortay guddoomiyaha beesha ciise muuse ee UK … Waxaan jaaliyada ciise muuse ee UK ugu baqayaa in ay isku yimaadaan shirweyne aan caadi ahayn oo La isugu iman doono 07.01.2020 sii aynu uu dardargaliino hawlaha beesha .. Waxaan rabnaa inaan aan doraano xoghaye iyo gudoomiye ku xigeen.
Waxaana Shirkan Lagu Qabandoonaa ay beeshu kagaga arrinsanayso aayaha iyo mustaqbalka isku xidhnaanshaha reerka Hotelka Astor Hotel, Hallam street ee ku yalaa magalada London…

W/Q:-Khalid Jama , Birmingham UK
00447828252422

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker