DAAWO Cilmi-Baadhis Caalami ah oo Iftiimisay Astaamaha Lagu Garan Karo Qofka Ballanta Jabiya ama Beenta Sheegaya

Hargeysa (OWN)- Aqoonyahanno ka tirsan jaamacadda Zurich ee waddanka Jarmalka ayaa daah-furay nidaam qaab-dhismeedka jidhka ka tirsan oo shaqada maskaxda ah kaas oo shaqo ku leh ballamaha la jabiyo, iyaga oo sheegay in astaamo ka muuqda shaqada maskaxdu ay xataa awoodaan saadaalinta haddii uu shakhsi ballan ka baxayo.

Daraasaddan oo ay qabteen Dr. Baumgartner iyo Professor Ernst Fehr oo labadooduba ka tirsan jaamacadda Zurich iyo Professor Urs Fischbacher oo ka tirsan jaamacadda Konstanz, waxa natiijadeeda lagu daabacay jariirad caafimaadka ka hadasha oo la yidhaahdo Neuron.

Muuqaalkan Hoose kaga Natiijada Cilmi-baadhistan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker