Cilmi-baadhis Cusub oo Daah-furtay Noocyo Ka mid ah Khudaarta oo Lagaga Hortagi Karo Xannuunka Macaanka

Daraasadii ugu danbaysay dhinaca caafimaadka aadamaha oo dhawaan laga sameeyay dalka Ingiriiska ayaa daaha ka rogtay faa’iidada khudaarta qayb ka mid ah u leedahay ka hor taga xanuunka macaanka.

Baadhitaankan oo ay fulisay jaamacadda Leicester ee Magaaladda London sida la sheegayna dad tiradoodu dhan tahay 22-kun oo qof si mutadawacnimo ah uga qayb qaateen ayaa natiijadii ka soo baxday cadaysay in hadii qofku maalintii isticmaalo 108grm oo khudrada cagaaran gaar ahaan saladhka iyo kaabashka ay u dhow dahay in 14% arimaha macaanka dhaliya uu qofku kaga badbaado.

Faahfahinta Cilmi-baadhista ka daawo muuqaalka Hoose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker