DOOD : Kooxo Isku Haysta Masaajidka Soomaalida Ee Magaalada Oslo/Norway

Ayadoo mudooyinkii ugu danbeyse arin fadeexad ku ah Soomaalida Norway ka taagneyd masaajidka ugu weyn Soomaalida ku leedahay Oslo ee dalka Norway.

Fadeexadaas ayaa ah in masaajidka labo dhinac isku heystaan ayagoo u abaabulan hab kooxaysi waxaana koox waliba sheeganeysaa in ay tahay gudiga saxda ah halka dowlada Norway joojisay lacagtii siin jirtay masaajidkaas.

Halkan hoose ka dhagayso doodaas oo dhan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker