Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daawo Midawga ururada madaxa banaan ee somaliland ee ISCO oo baaq u diray xubnaha komishanka doorashada ee lagu muransan yahay

Hargeysa (own) Midawga ururada madaxa banaan ee somaliland ee ISCO oo ugu baaqey xubnaha komishanka doorashada ee lagu murmay inay is casilaan.