Hambalyo Meher Wacan: Cabdillaahi Axmed BudulIyoFaysa Nuur Muxumed

Qoyska Ilma Axmed Cumar Mixile oo kala ah Luul Axmed Cumar, Hooyo Habo Caasha Axmed, Hooyo Jinow Axmed Cumar, Maxamuud Axmed Cumar, Yuusuf Axmed Cumar, Ubadkooda iyo waxay sii dhaleen waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan

Cabdillaahi Axmed Budul

Iyo

Faysa Nuur Muxumed

Oo Meherkoodu Khamiista (14/11/2019) ka dhacay Huteelka Crown ee Magaalada Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda labadii Isku waara ee Eebbe kala siiyo Ubad khayr qaba..Aamin..Aamin..Aamin

 

Hambalyo Meher Wacan

Ibraahim Carab Ceelaabe, Ooridiisa Iyo Carruurtiisa, Aadan Carab Ceelaabe, Ooryihiisa iyo Ubadkiisa, Maxamed Carab Ceelaabe, Mustafe Carab Ceelaabe, Yuusuf Carab Ceelaabe, Muxumed Carab Ceelaabe, Canab Carab Ceelaabe, Farduus Carab Ceelaabe, Faadumo Carab Ceelaabe, Ubadkooda iyo waxay sii dhaleenba waxay waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan

Cabdillaahi Axmed Budul

Iyo

Faysa Nuur Muxumed

 

Oo Meherkoodu Khamiista (14/11/2019) ka dhacay Huteelka Crown ee Magaalada Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda labadii Isku waara ee Eebbe kala siiyo Ubad khayr qaba..Aamin..Aamin..Aamin.

 

         Cabdiqaadir Aaden Carab
Email:Horseed001@gmail.com
Mobile: 4420958.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker