Mawliidka Nabiga Aad Haloogu Saliyo SCW Maanta iyo Maalin Walba….
Waxa Is Waafaqay Mawliidka Nabiga عليه افضل الصلاة والسلام iyo Dumintii Dayrkii Berlin 30 Sano Ka Hor , Waar Hala Wada Joogo Ama Hala Kalo Tago Ee Gormaa La Heleyaa Siyaasi Somaliland Oo Yidhaah Sidii Madaxweyne Ronald Reagan ” TURN DOWN THAT WALL ” Gidaarka Beenta Ah Ee Ay Niman Shaqaysanayaa Kala Dhex Dhigeen Ummada Somaliyeed 30 Sanno Ka Hor .
عليه افضل الصلاة والسلام
عليه افضل الصلاة والسلام
عليه افضل الصلاة والسلام
Ahmed Jigga
jooqleodawaa@gmail.com