Gudoomiyaha Beesha Habaryoonis Galbeed Xaaji Maxamed Faarax Caynaashe Oo Jawaab Kulul Siiyey Xildhibaan Nac Nac

Hargeysa(OWN )-Gudoomiyaha Beesha Habaryoonis Galbeed Xaaji Maxamed Faarax Caynaashe ayaa jawaab adag ka bixiyey hadalo dhawaan kasoo yeedhay Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac, kuwaas oo ku saabsanaa Xoghayaha Dawlada Hoose ee Hargeysa.

Gudoomiyaha ayaa Xildhibaan Nacnac ku tilmaamay inuu noqday Nin qoys halka markii hore ummaddu u haysatay nin qaran.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker