Daawo Telefishinada dalka Sweden ayaa Markii Ugu horeysey Qaadaadhigay dalka Somaliland iyagoo soo daayey Barnaamij ay ka diyaariyeen mashruuc ah ilaalinta kheyraadka badda oo xukuumada Somaliland ay ka hirgelinayso baddaha Somaliland
Daawo Telefishinada dalka Sweden ayaa Markii Ugu horeysey Qaadaadhigay dalka Somaliland iyagoo soo daayey Barnaamij ay ka diyaariyeen mashruuc ah ilaalinta kheyraadka badda oo xukuumada Somaliland ay ka hirgelinayso baddaha Somaliland, TV yadan ayaa ku baaqay in la aqoonsado Somaliland,