Daawo: Qalalaasaha Siyaasadeed ee Dalka Spain iyo Doorashada lagu kala Qaybsamay

Daawo: Qalalaasaha Siyaasadeed ee Dalka Spain iyo Doorashada lagu kala Qaybsamay , Doorashadan ayaa dadka Loogu Baaqay inay Codkooda hal Xisbi isugu geeyaan si Loo helo dawlada Awood u leh inay Maarayso dhibaatooyinka dalkaasi ka Taagan, dhanka kalena Waxaa iyana Dhibaato ka Taagan Tahay Gobolka Catalonia oo ah Gobol ay ka Go,an tahay inay Noqdaan Dawlad Ka madaxbanaan Spain inteeda kale.

Warkaas oo Faahfaahsan Halkan Hoose ka daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker