Shaqaalaha Dawladda JSL Oo La Fasaxay Maalinta Sabtida

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda JSL Md. Farxaan Aadan Haybe ayaa sheegay in maalinta SAabtida ah ay hawlwadeennada dawladdu shaqada fasax ka yihiin, munaasibadda mawliidka Nabiga (SCW).

Sidaasna waxa uu Guddoomuhu ku shaaciyey qoraal uu soo saaray oo Nuqul ka mid ahi soo gaadhay Oodweynenews  oo u qornaa sidan:-

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker