Shaqaalaha Dawladda JSL Oo La Fasaxay Maalinta Sabtida
Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda JSL Md. Farxaan Aadan Haybe ayaa sheegay in maalinta SAabtida ah ay hawlwadeennada dawladdu shaqada fasax ka yihiin, munaasibadda mawliidka Nabiga (SCW).
Sidaasna waxa uu Guddoomuhu ku shaaciyey qoraal uu soo saaray oo Nuqul ka mid ahi soo gaadhay Oodweynenews oo u qornaa sidan:-