POLICE KA IYO MILITARY GA MAXAY KU KALA DUWANYIHIIN.
Police ka iyo Military waa laba ciidan oo jiritaanka wadan ilaaliya marka taa laga yimaado mid waxa loo tababaraa cadawga Xuduudaha wadanka ku soo xadgudba ee soo gala ,Siyaasadda Dawladda ayuu xoog ku ilaaliyaa, waxaa la baraa inuu dilo cidda ka soo horjeedda oo aanuu u nixin. Police ku aad buu uga duwanyey Military ga isna sharcigii wadanka ayuu ilaalinayaa waxaana laga horgeeyaa shacabka ,waxaa lagu tababaraa inaanuu toogan shacabka soo rasaas nool la dhici karin ee uu u waajaho hab saaxiibnimo ula macaamilo ilaaliyo NAFTA iyo adduunkaba laakiin SOMALILAND in badan waxay nu u soo joognay iyadoo police ku tooganayo dad aan rasaas ku soo ridayn oo mudaharaadaya ama kuwiiyoo doorasho ku jira oo xabbad lala dhaco iyadoo si qaldan loo maray ciidanka. Police ka adduunka waxaa lagu training gareeyaa dareenka binu aadminimada Military ga cidda loo diro inuu dilaa kasoo la soo baraa. Markaa Military ga SOMALILAND waxaa askarta iyo Madaxda ba ka buuxa dad military ah oo inay ciddii loo diro toogtaan. Imika SOMALILAND laba askari ayaa horjooge u noqday khasaare weyn baa ka soo socda police ka Miltary gu hoggaaminayo, micnuhuna wuxuu u dhacayaa waa la baabiinayaa Police ka SOMALILAND oo waa la Military yeynayaa shacabkaanay u taallaa inay arintaa fahman waayo Baarlamaano xaalkooda iyo sharci dejini wey iska tagtay ee dadku waxay uun sii ursanayaan Maqaarsaarka Baarlamaanada lags dhigay.