Oodweyne News - Latest Somali News Update

Hambalyo Meher Wacan Boqorka & Boqorada Mustafe Xasan Maxamed & Hodan Ciise Cabdillahi oo Meherkoodu ka dhacay Hargeysa

Hambalyo Meher Wacan, Dhamaan dadka hoos ku xusay oo kala ah ,

 

Aabo Axmed Faarax Maxamed

Shamis Faarax Maxamed

Samira Axmed Faarax

Nimco Axmed Faarax

Amal axmed Faarax

& dhamaan Caruurtooda oo ku kala nool Wadamada Sweden & Holland & Denmark waxay hambalyo meher wacan u dirayaan meherka lamaanaha is doortay ee Boqorka & Boqrada,

 

Mustafe Xasan Maxamed

&

Hodan Ciise Cabdillahi

 

oo 01-11-2019 meherkoodu ka dhacay Hotel Maango Hotel ee magaalada Hargeysa, Waxayna ugu ducaynayaan in ilaahay ka dhigo qoyskii isku waara ee ubad kheyr qaba ilaahay kala siiyo, Aamiin Aamiin