Badhasaabka Gobolka Togdheer Mr Xamse Maxamed oo Ku sugan Sweden Ayaa Qurbajoogga Kula Dardaarmey Iney ilaaliyaan Wadajirka Ummada.

Badhasaabka Gobolka Togdheer Mr Xamse Maxamed oo Soo Dhaweyn & Casho Sharaf Loogu Sameeyey Magaalada Stockholm Sweden. Badhasaabka ayaa Jaaliyada Sweden uga Waramey xaalada Gobolka Togdheer Isla markaana  Qurbajoogga Kula Dardaarmey Iney ilaaliyaan Wadajirka Ummada.

 

BARNAAMIJKA OO DHAMEYSTIRAN

WARKA BARNAAMIJKA QEYBTA HOOSE KA DAAWO.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker