Xidhiidhka Ruushka iyo Qaarada Afrika W/Q: Amb. Kaysar Maxamed

Waxa Dalka Ruushka si rasmi ah uga bilaabanaya Shirweyne dhex maraya Dalka Ruushka iyo Qaarada Afrika oo ay ka qayb galayaan madax gaadhaysa Konton Madaxweyne iyo Raiisalwasaarayaal  qaarada Afrika ka socda.

Qaarada Afrika iyo gaar ahaan  Geeska Afrika ayay Dantiisa ku jirtaa inaanuu noqon mandiqad cid gaar ah ama quwad gaar ahi ay isa siiso oo ay ku amar ku taaglayso, waxaanad  moodaa in imika la soo gaadhay xiligii ay Qaarada Afrika ay iskaashi dhaqaale iyo nid Nabadgelyo la yeellan lahayd cid kastoo danaynaysa oo uu Ruushku ka mid yahay.

Dhawaan ayay  ahayd mar aan booqday dalkaas oo aan kula kulmay Madax badan oo Afrikaan ah iyo masuuliyiin kale, waxaana lagu sii qorshaynayay arrimo kala duwan oo uu ka mid yahay Shirkan weyn ee imika dhex maraya Qaarada Afrika  iyo Ruushka.

Masuulyiinta halkan hoose ku jira ee aan waagaas la kulmay waxa ka mid ahaa:

1. H.E  Sergey Valeryevich Aksyonov

The Head and Prime Minister of the Republic of Crimea.

2. H.E  Léonard She Okitundu Lundula

Minister of Foreign Affairs and International Cooperation and one of the Vice Prime Ministers of the Democratic Republic of the Congo. Senateur Kabana Fataki Amiral. Member of the upper house of the Parliament

3. Major General (rtd) Mike N. Santo

Ambassador Extraordinary and Plenipotentiary of the Republic of Zimbabwe to the Russian Federation.

H,E Kabineh Kallon, Minister of Transport and Aviation of the Republic of Sierra Leone.

Guul ayaan u Rejaynayaa xidhiidhka weyn ee u bilowday Qaarada Afrika iyo Dalweynaha Ruushka.

 

WQ: Amb. Kaysar Maxamed

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker