Xafladda Daahfurka Buugga WAAYEEL IYO WAANO

Waxaa uu buugan si weyn diiradda u saarayaa arimo kala duwan oo hadheeyey dalka kuwaas ay ka mid yihiin  Colaadda, Nabadda, Qabyaaladda, Hoggaaminta, Siyaasadda, X. Dhimirka, Dhaqanka iyo waxyaabo kale.

Waxaana ku qoray buugan Qoraaga weyn ee Maxamed Yuusuf x. Cabdi (Keyse-iftiin)

 

Ha moogaan WAAYEEL IYO WAANO Book Maansoor Hotel , 4-ta Oktoobar , 7-da Fiidnimo.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker