Xafladda Daahfurka Buugga WAAYEEL IYO WAANO
Waxaa uu buugan si weyn diiradda u saarayaa arimo kala duwan oo hadheeyey dalka kuwaas ay ka mid yihiin Colaadda, Nabadda, Qabyaaladda, Hoggaaminta, Siyaasadda, X. Dhimirka, Dhaqanka iyo waxyaabo kale.
Waxaana ku qoray buugan Qoraaga weyn ee Maxamed Yuusuf x. Cabdi (Keyse-iftiin)
Ha moogaan WAAYEEL IYO WAANO Book Maansoor Hotel , 4-ta Oktoobar , 7-da Fiidnimo.