Farriinta MSF

Guud Mar:

Hay’adda Caalamiga ah ee MSF ayaa warbixin ka soo aartay ILMAHA AY HAWEENKU ISKA SOO TUURAAN iyo halista caafimaad ee ku duugan arrintaa marka laga eego xagga caafimaadka .

Sannadkii  2018, kooxaha caafimaadka ee MSF waxa ay adeeg caafimaad siiyeen ugu yaraan 24,400 oo bukaan ah lagana daaweeyay halisaha caafimaad ee ka dhasha iska soo tuurista ilmaha ee aan badbaadsanayn.

Sannad walba 22,800 oo haween ah ayaa u dhinta iska soo tuurista ilmaha ee aan habboonayn. 7 milyan (7 million) ayaana cisbitaal u gala sannad walba arrintan.

Haddaba farriin caafimaad ayaa bulshooyinka dunida ay u diraysaa Hay’adda MSF ee caalamiga ah. Fariintu waxay ay ku lifaaqantahay halkan ee fadlan la wadaag asxaabta.

 

HALKAN KA AKHRISO LIFAAQA

Allaa Mahad Leh,

Mohamed Omer Abdilahi (Saleebaan)

Cell Phone 252 2 63 4123692

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker