Hal- Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Maanso Ka Tiranaya Roobabka Da’aya.

Sida aan ognahay waxa dalkeena ka curtay roobab farabadan taas oo inaga jabisay abaartii darnayd ee sima.alla waxaan leeyahay ku shukriya.
Roobab weeyi badanoo
Dhulkii rays ka yeeloo
Reexaan udgooniyo
Riix wacana abuuroo
Dadku ay ku rayeen.
Dhulkuu rusheeyoo,
Rug kastaaba gaadhee,
Waana laguba raystay
Rabbi mahadii weeyee,
Beeraha u rooroo
Si aad rarataan
Rasmaal badnaadee
Hadhow idiin rabaysmee
Raadiya wanaaga.
Hamse riiraash

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker