Magalada Burco waxa ka dhacay Aroos ay si wada jir ah u dhigteen Laba Qoys
Burco(OWM) Waxay Noqotay mid xiiso gaar ah u yeesha dadki kaso oqayb galay aroos wadareedkaasi.
Waxaanan u kuur galay sidii aan wax uga ogaan lahayn aroos wadareedkan,
Waxanan u qalab qaadanay guriga ay ka degenayaan qoyayskani magalada burco oo 4 km galbeed ka xigta magalada burco.