XAASAASI: Dareenada Ka Dhashay Laba Wiil Oo Kulamo Ku Qabtay Gobollada Somaliland iyo Xidhoodhkooda Madaxda Somalia.

Hargeysa (OWN):-Labadan wiil ee walaalaha ah oo lagu kala magacaabo Abubakar Mohamed iyo Cumar Faaruuq ayaa sida la sheegay ah wiilal somaali ah balse ku koray dalalka dibeda, waxaana wiilashan oo inta badan si xad dhaafa u isticmaala baraha bulshada ay mudooyinkii u danbeeyey ku sugnaayeen safarana  ku marayeen Dalalka Kenya, Somalia, Ethiopia iyo Somaliland, Waxaana khudbado  oo ay u jeedinayeen bulshada badankoodu ahaayeen kuwo ay kagaga hadlayeen wanaaga isjacaylka iyo alle ka cabsiga iyagoo inta badan baraha bulshada ku faafiya arrimo la xidhiidha Diinta islaamka iyo sunnaha Rasuulkeenii Muxamed SCW,

 

Magaalada Hargeysa oo ay maalmo ka hor yimaadeen ayaa waxay barahah bulshada ku shaaciyeen inay kulan weyn oo ay u qabandoonaan haweenka uu ka dhici doono Hotel maansoor ee magaalada Hargeisa.

 

 

Waxaana Kulankaasi oo Ay kasoo qayb galeen Malaayiin Haweenka Reer Somaliland ah oo ay buuxdhaafiyeen hoolka hotelka iyo dibadeba,ayaa halmar waxaa la joojiyey inay Qabtaan Xafladaasi, khudbadna u jeediyaan Haweenka, oo marka la eego xadiga dumarka habeenkaasi yimid qofkasta oo gudaha u galaa uu neef qabatoobayey.

 

WARBIXINTA OO DHAMMEYSTIRAN GUJI HALKAN ama SAWIRKA HOOSE (Xaasaasi)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker