Khilaafku Waa Hallaagga Ummadaha!

Waxaa laga weriyay Abuu-Hureyra Cabdur-Raxmaan ibnu Sakhar (Rc) inuu yidhi : waxaan maqlay Rasuulkii Allah(Scw) oo leh: “ Waxaan idinka reebo ka dheeraada, waxaan idin farayna la yimaada intaad awoodi kartaan, waxa halaagay dadkii idinka ka horeeyey su’aal badnaan iyo khilaafkii Nebiyadooda.”  ( Bukhaari iyo Muslim)

Xadiiskani wuxu cadaynayaa in Muslimiintu Nebiga (scw) raacaan oo wixii uu reebay laga fogaado, wixii uu farayna intii awood loo leeyahay lala yimaado.

Waxa kale inoo cadeeyay in Umadihii hore lagu halaagay khilaafkii ay diideen Nebiyadooda iyo su’aal badnaan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker